Xisbiga Sheekh Shaakir oo sheegay in aargoosi looga reebay doorashada Galmudug

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Ururka siyaasadeed ee Towfiiq oo uu hoggaamiyo Sheekh Shaakir ayaa si adag uga horyimid go’aanka guddiga doorashada ee looga reebay liiska ururrada loo oggolaaday ina..

2026-09-16  •  511 Görünümler

Film ve Animasyon
koonis avatar

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Ururka siyaasadeed ee Towfiiq oo uu hoggaamiyo Sheekh Shaakir ayaa si adag uga horyimid go’aanka guddiga doorashada ee looga reebay liiska ururrada loo oggolaaday inay ka qeyb galaan doorashada ku celiska ah ee maamulka Galmudug.

Ururka ayaa sheegay inuusan aqbalayn go’aankaasi, isagoo caddeeyay inuu diyaar u yahay ka qeyb-galka doorashada, balse uu doonayo in hannaanka doorashada loo maro sharciga, xeerarka iyo habraacyada loo dejiyay.

Towfiiq ayaa sheegay in arrinta ay si gaar ah walaac ugu abuurtay, maadaama uu ahaa ururkii horey maxkamadda uga dalbaday in dib loogu laabto doorashadii Galmudug, kadib markii uu ku dooday in la jebiyay qaar ka mid ah shuruucda iyo habraacyada doorashada.

52 Yorumlar
saam
saam
20 günler önce

Nice job, well done

116
64
94
amazing
amazing
20 günler önce

greate job, horey u socda guuleysta

117
43
120
saam
saam
21 günler önce

Tan hoo, iga qabo cml

121
47
98
saam
saam
24 günler önce

woooow, kabax, dheh

118
70
100
saam
saam
1 ay önce

Unbelievable
keep up the good work

153
65
61
saam
saam
1 ay önce

amazing, shaqo wacan

123
82
56
saam
saam
2 ay önce

waad dadaashay, noo soo badai

153
52
119
saam
saam
2 ay önce

waan ka heylay

126
85
129
saam
saam
2 ay önce

ku soco cml hhh

117
46
90
Daha fazla göster

İlgili Makaleler