Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Ururka siyaasadeed ee Towfiiq oo uu hoggaamiyo Sheekh Shaakir ayaa si adag uga horyimid go’aanka guddiga doorashada ee looga reebay liiska ururrada loo oggolaaday ina..
2026-09-16 • 511 المشاهدات
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Ururka siyaasadeed ee Towfiiq oo uu hoggaamiyo Sheekh Shaakir ayaa si adag uga horyimid go’aanka guddiga doorashada ee looga reebay liiska ururrada loo oggolaaday inay ka qeyb galaan doorashada ku celiska ah ee maamulka Galmudug.
Ururka ayaa sheegay inuusan aqbalayn go’aankaasi, isagoo caddeeyay inuu diyaar u yahay ka qeyb-galka doorashada, balse uu doonayo in hannaanka doorashada loo maro sharciga, xeerarka iyo habraacyada loo dejiyay.
Towfiiq ayaa sheegay in arrinta ay si gaar ah walaac ugu abuurtay, maadaama uu ahaa ururkii horey maxkamadda uga dalbaday in dib loogu laabto doorashadii Galmudug, kadib markii uu ku dooday in la jebiyay qaar ka mid ah shuruucda iyo habraacyada doorashada.
منذ 20 أيام
Nice job, well done
منذ 20 أيام
greate job, horey u socda guuleysta
منذ 21 أيام
Tan hoo, iga qabo cml
منذ 24 أيام
woooow, kabax, dheh
منذ 1 شهر
Unbelievable
keep up the good work
منذ 1 شهر
amazing, shaqo wacan
منذ 2 الشهور
waad dadaashay, noo soo badai
منذ 2 الشهور
waan ka heylay
منذ 2 الشهور
ku soco cml hhh
مقالات ذات صلة
لغة
الدفع بالمحفظة