Shorts Create
Haddii maanta ay noloshu kugu adkaatay, haddii aad murugo dareemayso, ha ka quusan naxariista Alle.
Alle wuxuu Qur'aanka ku yiri:
لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ
Macnaha: Ha ka quusanina naxariista Alle.
Sidaas darteed, Alle u noqo, ducada badi, salaaddana ilaali.
Ilaahayow qalbiyadeenna deji, dhibaatadeennana naga dulqaad. Aamiin.
Comments
Show more
