Você tem 18 anos ou mais?
Haddii maanta ay noloshu kugu adkaatay, haddii aad murugo dareemayso, ha ka quusan naxariista Alle. Alle wuxuu Qur'aanka ku yiri: لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ Macnaha: Ha ka quusanina naxariista Alle. Sidaas darteed, Alle u noqo, ducada badi, salaaddana ilaali. Ilaahayow qalbiyadeenna deji, dhibaatadeennana naga dulqaad. Aamiin.